Dawlada Ruushka Oo Ciidamadeeda Afar Jiho Ka Dhigay Dalka Ukrain Iyo Xiisada Oo Cirka Isku Shareertay.
April 4, 2021 - Written by admin
Kiev(Berberatoday.com)-Dawlada ruushka ayaa ciidamadeeda afar jiho ka dhigtay dalka Yukrayn taasi oo ay ka dhalatay xiiso circa isku shareertay oo laga cabsi qabo in ay dagaal ka dhex qarxo
https://youtu.be/Xc-dhLZJqiA
Berberatoday.com