Sool(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta oo ay weheliyaan wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada faratoon oo hada musharax usharaxan golaha wakiilada ayaa gaadhay deegaanka tukaraq ee jiida hore ee gobolka sool.
Berberatoday.com