“Marka Wakhtigan La Keenayo Golaha Wakiillada Xeerka Dib U Furista Ururrada, Waxaa La Rabaa In Khilaaf La Abuuro..” Xildhibaan Qabile
April 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay Xeerka Golahooda horyaalla ee Diwaangelinta ururrada siyaasadda oo wax ka beddel iyo kaabis lagu samaynayo, waxaanu tilmaamay in aan loo baahnayn in nidaamka dawladnimada majaraheeda laga leexiyo, lana abuuro khilaafyo siyaasadeed,