Haweenka Koonfurta Hargaysa Oo Ka Hadlay Xadhiga Xaaska Ismaaciil Buubaa Raaligalina Ka Bixiyay Qoraalo Ay Ku Baahisay Baraha Bulshada”Daawo Muuqaal
April 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah haweenka magaalada hargaysa gaar ahaan koonfurta magaalada hargasya ayaa ka hadlay xadhiga marwo sabaax Cadbi oo habeenkii xalay ciidamada boolisku ku xidheen magaalada hargaysa gabadha la xidhay oo ah xaaska siyaasiy ismaaciil hure buubaa.
