Itoobiya”Dagaal Mar Kale Ka Qarxay Somalida Iyo Canfarta, Xili Ay Heshiis Ka Wada Gaadheen Madaxda Laba Qoomiyadood.
April 12, 2021 - Written by admin
Sitti(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa Maanta markale ka bilawday degaano ku yaal Galbeedka Gobolka Siti ee dowlad Degaanka Soomaalida, kaasi oo u dhexeeya Ciidamada dowlad degaanka & Dad Shacab ah oo iskaashanaya iyo Ciidamada Canfarta.
