berberatoday.com
Aqalka Sare Ee Soomaaliya Oo Kasoo Horjeestay Muddo Kordhinta Loo Sameeyay Madaxweyne Farmaajo
April 13, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay go’aankii Golaha Shacabka ay laba sano oo muddo kordhin ugu sameyeen madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Guddoomiye Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii aay maanta Golaha Shacabka muddo kordhinta ugu sameyeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

“Mudada xil heynta Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya waa 4 sano oo ka bilaabata maalinta natiijada Doorashada”ayaa lagu yidhi qoraalka kasoo baxay xafiiska Guddoonka Aqalka Sare.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews