Madax-dhaqameed Iyo Xildhibaano Shacabka Reer Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.
April 13, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha,unaxariistee waxaa caawa dalka turkiga ku geeriyooday marxuum suldaan ibraahim jaamac samater oo kamid ahaa madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan gobolada gabiley iyo boorama.
