Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Si Xeel Dheer Uga Warantay Halista Xanuunka Coronavirus Covid19″Daawo Muuqaal
April 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Drs Adna Aadan Ismaaciil oo kamid ah haldoor reer Somaliland ayaa si qotodheer uga warantay halista xanuunka coronavirus Covid19 oo caalamka saameeyay ismarkaana galaaftay nafaha maalaayiin qof oo kamid ah bulshada caalamka oo ay kamid tahay Somaliland
Sidoo kale Marwo edna aadan ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay sidii ay uga badbaadi lahaayeen halista cudurka covid19 iyo sii ay uraaci lahaayeen tilmaamaha caafimaad ee lagaga badbaadi karo,