berberatoday.com
Mucaaridka Soomaaliya Oo Qaadacay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Xukuumadda Farmaajo
April 14, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharixiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa qaadacay muddo kordhintii labada Sano ee Golaha Shacabka Soomaaliya u sameeyay maalintii shalay dowladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Midowga Musharaxiinta Soomaaliya

Midowga musharixiinta ayaa dalbaday in meel lagaga soo wada jeesto wax ay ku tilmaameen kaligii talisnimada Soomaaliya  lagu burburinayo.

Beesha caalamka ayay sidoo kale ugu baaqeen in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Midowga Musharixiinta.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews