Itoobiya Oo Sheegtay In ay Suudaan Khatar Ku Tahay Ammaanka Gobolka Geeska Afrika.
April 15, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay in Suudaan khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka gobolka geeska Afrika.
Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa loogu baaqay beesha caalamka inay cadaadis saaraan Suudaan.
