“Somaliland Waxa Ay Ka soo Hor jeeddaa Muddo Kordhinta Uu Isku Cumaamaday farmaajo Si La mid Ah Waddamada Beesha Caalamka.
April 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay mudo kordhinta madaxwaynaha somaliya loo sameeyay taasi oo ay canbaaraysay islamid ah beesha caalamka uga soo horjeedsatay talaabada uu farmaajo iskugu cumaamaday dalka xili khilaaf siyaasadeed ka taagan yahay
Warsaxafadeed kazoo baxay wasaarada arimaha dibada Somaliland halkan kaga bogo;
