Xildhibaan Sheegay Inuu Khalad Ahaa Habkii Golaha Wakiillada Loo Hor-geeyay Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda
April 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiillada, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee dhawaan la ansixiyey in aan loo marin ansixintiisa nidaamkii saxda ahaa ee ku habboonaa, ee loo maray nidaam khalad ah.
