berberatoday.com
Armando Bukele Aabihii Iyo Hooyadii Falastiiniyiin kiristan Ah Ayay Ahaayeen Wuxuse Sabab Unoqday Inuu Dal Aan Islaamka Laga Aqoon Masjido Ka Dhiso Gaalo Badan Muslimiyo
April 16, 2021 - Written by admin
Magaciisu waa Armando Bukele, waxaa dhalay laba waalid oo Falastiiniyiin ah oo Kirishtaan ah, kuwaasoo Bethlehem Falastiin ka qaxay una qaxay dalka El Salvador.
Armando wuxuu ku dhashay El Salvador, waa dal yar oo Ameerikada Dhexe ku yaalla, aadna looga heysto Kirishtaanimada iyo Diinta Yahuudda.
Inta uu Iskuulka dhiganayay ayaa Armando Macallimiintiisa ku eedeyn jireen ama ku caayi jireen inuu Muslim yahay, ayagoo asalkiisa carbeed oo keliya eegaya markaas.
Armando hadaladaas madaxiisa way ka bixi waayeen, ugu danbeynna waxayba sababtay inuu Diinta Islaamka qaato.
Wuxuu dalka El Salvador ka hirgeliyay Masaajidkii ugu horeeyay ee dalkaas laga dhiso 1992, asigoo markaasi aanan ogeyn dad kale oo Muslim ah oo Masjidka kula tukan kara.
Inta uu noolaana illaa iyo 4 Masjid ayuu dhisay. Wuxuu noqday Imaam iyo Hogaamiye Diimeed, gacantiisana Alle SWT wuxuu kusoo Islaamiyay dad badan oo dalkaasi u dhashay.
Armando Alle SWT ha u naxariisto waxa uu dhintay 2015 asigoo 70 sano jir ah.
Qoyskiisana waxaa kamid ah Nayib Bukele oo ah Madaxweynaha hadda ka taliya dalkaasi El Salvador. (Inkastoo Nayib uu dhanka Diinta Aabihiis cml noqon).
Xikmadda qisadaan ayaa waxay tahay in qoys Kirishtaan ah oo Falastiin ka qaxay uu Alle SWT sababay inay koow soo Islaamaan, dal Gaalo ay degan yihiina ay Masaajidkii ugu horeeyay ka dhisaan, dad badanna gacantooda kusoo Islaamaan.
Ramadan Mubarak – Jimco wanaagsan
Axmed Kediye

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews