berberatoday.com
Madaxweynaha Mareykanka Oo Safiir Cusub Umagacaabay Soomaaliya
April 16, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Larry Edward André Jr  u magacaabay in uu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

Safiirka cusub ayaa badali doona Donald Yamamoto oo dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Donald Trump u magacaawday safiirka Soomaaliya.

Larry André Jr

Larry André Jr

Safiirkan cusub Andre ayaa ka mid ahaa diblomaasiyiin sar sare  uu madaxweyne Biden magacaabay Khamiistii shalay.

Magacaabistan cusub ayaa imaneysa xili Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo adag dhawaanna Baarlamaanka Soomaaliya uu muddo korarsi labo sano ah u sameeyay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Danjiraha cusub ayaa soo noqday Safiirka Mareykanka ee  Jabuuti tan iyo sanadkii 2017, waxaa uu sidoo kale Safiir ka soo noqday dalalka Mauritania iyo Koofurta Suudaan, waa 60 jir, tan iyo sanadkii 1990 ayuu ka soo shaqeynayay howlaha diblomaasiyadda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews