Aqoonyahan Ka Warbixiyay Dawooyinka Ugu Fiican Talaalka Covid19 Iyo Kuwa Aan Wanaagsanayn,
April 17, 2021 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Waxku Bartay Jaamacadaha Dalka Maraykanka oo uu hada Degan Yahay Ayaa Si qotodheer Uga waramay Talaalka covid19 iyo kuwa ugu fiican ee ay tahay Bulshadu in ay isku Talaalaan.
