Warbixin Xiiso Leh Oo laga Diyaariyay Magaalada Qadiimiga Ee Bullaxaar Iyo Taariikhda Ku Duugan”Daawo Muuqaal
April 17, 2021 - Written by admin
Buloxaar(Berberatodaty.com)-Warbixin xiiso leh oo lag diyaariyay magaalada bullaxaar oo kamid ah magaalooyinka Qadiimiga ah ee Somaliland taasi oo kamid ah meelihii ugu horeeyay ee ay gayiga somalida kazoo gaadhay diinta islaamku iyadoo ay ku yaalaan ataar qadiimiya iyo dhismayaal aasmay oo kamid guryihii ay dhiseen dadkii ukala danbeeyay ilaa Cismaaniyiintii.

