“Haddii Aan Layska Qaban Farmaajo Dalku Meel Kale Ayuu Tagayaa”Madaxweyne Axmed Madoobe
April 18, 2021 - Written by admin
Kismaayo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo kula hadlayay bulshada rayidka ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu Soomaaliya god ku riday.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in sharci darro ahayd go’aankii uu dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya mudada ugu kordhiyay hay’adda dowladda oo muddo xileedkoodu dhamaaday, isaga oo intaa ku darray in bulshada looga baahan yahay in ay u midoobaan badbaadinta Soomaaliya.
Axmed Madoobe