Madaxii Al-shabaab Uqaabilsanaa Qaraxyada Ee Gobolka Shabeellada Dhexe Oo La Dilay
April 18, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliyaha Guutada 3-aad Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga Soomaaliya gaashaanle Sare Abshir Maxamuud Maxamed Shitaqeey ayaa sheegay in Howlgal lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab.
Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa howlgalkan ka fuliyay inta u dhexeeysa Jowhar iyo Balcad, halkaas oo dhawaan ay ku dhinteen 17 qof oo shacab ah oo ay miino kula kacday iyagoo la socday gaari ay ku safrayeen.
Madaxii Al-shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ee Gobolka Shabeellada Dhexe oo la Dilay