berberatoday.com
Dekeda Durban Ee South Africa Oo Lagu Horumarinayo 100 Bilyan Oo Lacgta Rand Ee Dalkaas Leeyahay
April 19, 2021 - Written by admin
Durban(Berberatoday.com)-Dekadda Weyn ee magalada Durban ee gobolka KwaZulu-Natal Oo lacag dhan R100 Bilyan laggu balaarrin doono.
Wakaaladda wararka ee News24 oo soo xiganeeysa warsaxafadeedka Madaxweynaha Cyril Ramaphosa ee ku aadana Horumarinta iyo balaarinta lagu sameeynayo degada ayaa News24 waxaa uu faalo kooban ka bixiyay qorshe baaxad weyn Oo lagu hormarrinayo dekadda Durban.
Dhismaha iyo Horumarinta laggu balaarrinayo dekadda waxaa ku bixi doono aduun dhan R100 Bilyan taasi oo noqon doonto mid fudaydiyo culayska weyn ee ka taagan dekadda.
Sidoo kale qorshahan ayaa noqonaya shaqo abuur mug weyn Oo dhimayo shaqo la’aanta dadka Koonfur Afrikaanka, qiimaha maciishaddana ay hoos u dhaci doonto sida la rajaynayo
Toddobaadkii lasoo dhaafay ayaa Cyril Ramaphosa booqasho xog warreysi ku tagay dekadda Durban, waxaa uu la kulmay maamulka iyo qaar kamid ah anacsatadda wax kala soo degto is xog Wareeysi kadib ganacsatada ayaa darreenkoodda cabasho la wadaagay Madaxweynaha, codsi dheerna kaga dalbaday in wax lagga qabto dhibaatooyinka haysta.
Sanadahan dambe ayaa Dekadda Durban waxaa ku yimid hoos u dhac waxaana ay gashay kaalinta 3-aad. ee afrika waxaa ka hormaray dekadaha Tangier, Morocco iyo dekadda Saciid, Morocco oo kaalimaha 1 iyo 2 galay kuwaasi oo daqli iyo dhanka horumarka ganacsi ka Sara Maray dekadda Durban
W/Q Zacharia Haji
Johannesburg South Africa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews