berberatoday.com
Suuqa Caanaha Xoolaha Berbera Oo Xadhiga Laga Jaray Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Hirgaliyay
April 19, 2021 - Written by admin
Berbera*Berberatoday.com)-Waxa Xadhiga La Jaray Sariibada Caanaha Ee magaalada Berbera, Dhisada Xaruntan Hindisaheedu Waxay Ka Timi Baahi Ay U Qabeen Bulshadu Gaar Ahaan Hooyoyinka Ka Ganacsada Caanaha, Waxayna Usoo Gudbiyeen Waaxda Qorshaynta Dawlada Hoose Degmada Berbera In Loogu Daro Qorshaha In Loo Dhiso Xarun U Gaar Ah Caanaha .
Dawlada Hoose Degmada Berbera Iyadoo Ka Jawaabaysa Baahida Ka Timi Hooyooyinkaa Bacadka ku Ganacsanayaa Waxay U Kuurgashay Sidii Loo Dhisi Lahaa Sariibad Casri Ah Oo U Dhamaystirin Yihiin Dhamaan Adeegyadii.
Dawlada Hoose Degmada Berbera Waxay Diyaarisay Dhulkii Laga Dhisi Lahaa Sariibadaa, Maalgalinta Waxay La Kaashatay Haayada GIZ.
Agabka La Dhigay Sariibada Waxa Ka Mid Ah Talaagado Ku Shaqaynayaa Solar, Biyaha, Laydhka, Nadaafada Sariibada Iyo Amaanka Goobtaa Waxa Damaanad Qaaday Dawlada Hoose Degmada Berbera.
Xarunta Waxa Xadhiga Ka Jaray Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Ahna Duqa Degmada Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobalka Saaxil Iyo Xogahaya Fulinta Dawlada Hoose Degmada Berbera.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews