Taliyihii Hore Ee Haayada Sirdoonka Dawlada Xamar Ee NISA Oo Sheegay Inuu Ka Badbaaday isku day dil
April 19, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo marayay aaga Marinaaya ee Magaalada Muqdisho.
Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada weerarray ahaayeen kuwo ka tirsan Booliiska Soomaaliya, laakiin loogu magacdarray Duufaan oo dhawaan la dajiyay goobtaasi.
Taliyihii hore ee NISSA