Koox Hubeysan Oo Qabsatay Deegaano Ka Mid Ah Dalka Itoobiya
April 23, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Itoobiya, ayaga oo sida lagu warramay dilay dad shacab ah islamarkaana afduubtay shaqaale dowladeed, waxaa sidaas warbixin ku sheegay Arbacadii Guddiga Xuquuqda Aadanah Itoobiya, ee dowladda ay soo magacowday.
