berberatoday.com
Ciidanka Dabdamiska Burco Oo Soo Badbaadiyay Ilme Yar Oo 8 Bilood Jira Oo Musqul Ku Dhacay
April 24, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska magaalada Burco ayaa maanta soo badbaadiyay Ilmo yar oo sideed bilood jira kaasi oo ku dhacay Musqul xaafada October ee degmada Sheekh Bashiir.
Ilaahay mahadii Naftood hurayaasha Ciidanka Dabdemiska ayaa ku guuleystay inay ilmahaa yar ka soo samatabixiyaan Suuuliga isagoo nool, waxaana ciidanku isla markiiba gaadhsiiyeen cisbitaalka magaalada Burco.Intaa kadib ciidanka ayaa ilmihii yaraa oo caafimaad qaba ku soo celiyay gurigii kuna wareejiyay Hooyadii dhashay.
Sida ciidanka Dab-demiska ay u sheegtay Hooyada Ilmahaa dhashay waxay sheegtay in ilmaha yari gurguurtay kadibna sidaa ugu dhacay Musqusha oo afkeedu waynaa.
Laba sanno ka hor Dhacdo noocan oo kale ah ayay ciidanku Ilmo yar isagana ka soo badbaadiyeen Musqul magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dabdemisku wuxuu bulshada ku wacyigelinayaa inay markastaba ka warhayaan xaaladaha ay ku suganyihiin caruurta yar yar.
Xigasho Pageka Ciidanka Dabdamiska Burco

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews