Taliska Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Maxbuus Ku Dhex Geeriyooday Jeelka Magaalada Burco,
April 24, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka asluubta ee gobolka togdheer iyo taliyaha jeelka burco ayaa faah faahin ka bixiyay geerida maxbuus ku xidhnaa jeelka burco oo geeriyooday,