Wefti Ka Socdey Dawladda Kenya Oo Kormeer Iyo Hubin Ku Sameeyay Madaarka Diyaaradaha Cigaal Ee Magaalada Hargeysa
April 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya, ayaa Khuburo dhinaca duulimaadyada ah u soo dirtay Somaliland, si ay kormeer ugu sameeyaan Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa.
