berberatoday.com
Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Guddi Usaartay Baadhista Qalalaasihii Garoonka Muqdisho
April 25, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay qalalaase Khamiistii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde

Qoraal ka soo baxay wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ayaa lagu sheegay in guddigan oo “baadhis iyo xaqiiqo raadin ku sameeya dhacdadii ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle,” ayaa lagu yidhi qoraalka.

Magacyada guddiga uu wasiirku magacaabay ayaa kala ah:

Axmed Macallin Xasan oo ah guddoomiyaha guddigan

Cabdi Aadan Xuseen G/le Dhexe

Ciise Maxamed Ciise Dhamme

Maxamed Cali Maxamed

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa 22 kii bishan ka dhacay gacan ka hadal u dheexeeyay shaqaalaha laanta socdaalka iyo ciidamada Nabad-Sugidda.

Isku dhacaan oo aan xabad la isku adeegsan ayaa wuxuu mudda kooban hakiyay shaqadii waaxda socdaalka ee garoonka, iyadoo muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada uu muujinayay burburka muraayado qeybta ay ka soo degaan diyaaradaha caalamiga ah ee garoonka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews