Dowladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Ergay Cusub Oo Ay Usoo Magacawday Geeska Afrika Iyo Arimaha Uu Ka Shaqayn Doono!
April 25, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken ayaa ku dhawaaqay diblomaasi ruug cadaa ah iyo sarkaal sare oo hore uga tirsanaan jiray wasaarada arimaha Dibada Jeffrey Feltman inuu noqon doonaa ergayga gaarka ah Ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
