berberatoday.com
“Waa In Xisbiga kulmiye Hantaa Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Maayarada Dhamaan”Gudomiye Xinif.
April 25, 2021 - Written by admin

“Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Kuxigeenaduba Waa In Ay Noqdaan Gobolada Bariga, Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeenkuba Waa Reer Galbeede”Gudomiye Xinif,

Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Maxamed Axmed(Xinif) oo kamid ah xubnaha fulinta ee xisbiga xaakimka kulmiye oo caawa khudbad ka jeediyay madal xisbiga kulmiye ku casuumay musharixinta xisbiga uga sharaxan golaha wakiilada iyo deegaanka ee gobolada togdheer,sool iyo sanaag ayaa musharxiinta kula dardaarmay in ay ku dadaalaan sidii xisbiga kulmiye ugu guulaysan lahaa shirgudoonka golaha wakiilada iyo kuxigeenadiisa iyo dhamaan maayarada dalka.

 

Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa xusay sida ay muhiim utahay in gobolada bari ay ku guulaystaan shir gudoonka golaha wakiilada iyo kuxigeenadiisa sida madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenkuba ay uga soo jeedaan gobolada galbeedka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews