Xukuumadda Oo Sheegtay In Caalamku Uu Somaliland Ku Qiimaynayo Doorashooyinka Soo Socda, Maaddaama Soomaaliya Isku Mashquulsan Tahay
April 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dunida oo dhami isha ku hayso Doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay dalka ka dhacaan dabayaaqada bisha 5-aad ee sannadkan.