Midowga Yurub Oo Walaac Ka Muujiyay Dagaalada Ka Socda Magaalada Muqdisho
April 26, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa si kulul uga hadlay dagaallada Khasaaraha geystay ee Saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho.
