Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Uu Diyaar Uyahay Doorasho La Qabto, Taageerayna Go,aankii Maamul Goboleedyada Iyo Raysal-wasaaraha.
April 28, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee somaliya Maxmed Cabdilaahi Farmaajo oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaalada qasan ee dalku galay iyo rabshadii ka dhacay magaalada muqdisho ee lagaga soo horjeeday mudo kordhinta loo sameeyay.
