Muxuu Congress-ku toos ula xidhiidhi waayay Somaliland? Maraykanka Oo Shaaciyay Tallaabooyin Uu Ka Qaadayo Xaaladda Somalia
April 28, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Mareykanka ayaa war uu ka soo saaray dagaaladii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho , isagoo sheegay in ay ka walaacsan yihiin Xaaladda Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu xusay in haddii ay sii socdaan rabshadaha uu Mareykanku mar kale ka fikirayo xayiraado iyo Cunaqabateyn uu ku soo rogo dadka ku lugta leh xasilooni darada Muqdisho.