Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U taxaabay Cabdiraxmaan Yuusuf Cali, Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Hargeysa, Kana Sharaxan Xisbiga UCID.
April 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga utaxaabay musharax cabdiraxmaan Yuusuf cali oo kamid ah musharixiinta Xisbiga Ucid uga sharaxan golaha deegaanka caasimada Hargaysa.
