Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan.
April 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo musharax Qaasim Aadan Saleebaan, oo ku xidhan magaalada Hargeysa.
