Dowladda Kenya Oo Shaacisay Inay Dib Udhigtay Xidhitaankii Xeryaha Qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma
April 30, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xidhitaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti ka yimid Soomaaliya, Koonfurta Suudaan iyo waddamo kale.
Go’aankan ayay ku dhowaaqday Kenya maanta kadib markii ay kulan yeesheen Madaxweynaha dalka Kenya Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxa Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi.
Xeryaha Dadaab