Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Somaliland Loo Soo Gacan-geliyo Dadka U Dhashay Ee Dawladda Farmaajo U Hiiliya
April 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shacabka iyo Ciidanka reer Muqdisho ku hambalyeeyay kacdoon ay kaga soo horjeedeen muddo kordhin loo sameeyay dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.