berberatoday.com
Gabadh uu Cunay Libaaxii Waran-cadde oo Cisbitaalka Hargeysa la Tacaalayo iyo Ehelada Gabadhaas oo hadlay
April 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay Gabadh uu dhaawacay mid ka mid ah Libaax lagu xanaaneeyo gudaha magaalada Hargeysa, iyadoona xaaladeeda dhakhaatiirtu la tacaalayaan.

Libaaxan oo uu lahaa Siyaasiga Cali Warancade ayaa caawa fiidkii ka fakaday goobtii lagu xanaanaynayay isagoona si xun u dhaawacay laba qof oo shacab ah.

Hadaba mid ka mid ah ehelada labada qof ee uu dhaawacay Libaaxaasi ayaa ka hadlay sida ay wax u dhaceen iyo qaabkii uu Libaaxaasi u dhaawacay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews