berberatoday.com
Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo ka Warbixiyay Tirada Dadka Iyo Gaadiidka Ay Kasoo Badbaadiyeen Daadka!
May 1, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab damiska Somaliland oo  Hawlgalo culus ka galay badbaadinta Dadkii Gaadiidka iyo guryaha ay biyuhu galeen  roobkii galabka ka da,ay magaalada Hargeysa oo ay ku hawlanaayeen ilaa caawa ayaa ka warbixiyay tirada dadka, iyo gaadiidka ay soo sabata bixiyeen daadka oo qaaday,

Sidoo kale ciidanka dab damiska ayaa soo bandhigay tirade Guryaha ay roobka iyo daadadkii waxyeelada soo gaadhsiiyeen magaalada hargaysa iyagoo sheegay in aanay jirin ilaa hada dad ku dhintay roobka.

1.Tirada dadka laga soo badbaadiyay Daadadka : 172 Qof.

2.Gaadiidka laga soo badbaadiyay Biyaha Dooxu iyagoo sita : 3 Gaadhi.

3.Guryaha daadku gudaha u galay ee ciidanku u gurmaday : 49 Guri.

4.Gaadiidka khasaaruhu soo gaadhay ee daadku la tegay : 12 Gaadhi.

5.Guryaha khasaaruhu soo gaadhay : 18 Buul iyo hal Jiingad ah.

Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay Roobabka maanta ka da’ay magaalada Hargeysa.

Laamaha kale ee dawlada ayaa iyaguna dhankooda heegan buuxa ka galay daad gureynta iyo samatabixinta dad iyo duunyo.

Ugu dambayna ciidanka Dab-demiska Somaliland wuxuu halkan farriin uga dirayaa bulshada ku nool Somaliland inay markastaba ka taxadaraan goobaha Dooxyada iyo Biyo mareenada.

Xafiiska Warbaahinta CDQ

Info@somalilandfire.com

Emergency Services 990

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews