berberatoday.com
“Libaax Meydkiisa La Gubo Waxa Ka Fiicnayd In Aas Qaran Loo Sameeyo, Ilayn Waa Boqor La Dilay eh”Cali Guray. “
May 1, 2021 - Written by admin

“LIBAAXA WAA LAGA GARDARNAA”

Boqorkii Kaynta (The King Of The Jangle) oo qafis  bir ah xabsi looga dhigay waxa ku dhacay diiqad ayaa laga furay qufulkii. Ma la yaabuu leeyahay haduu kadinka soo jiidho isagoo xoriyadiisa uu xaqa u lahaa doonaya oo laga qaaday. Ka soo qaad adiga oo qol yar 1mX1m ah noloshaada oo dhan lagu yidhi ku xidhnow! Libaaxyada iyo duur joogta kaleba hadaan dhul u gaar ah oo u seeran laguna xanaanayn karo  laguna daryeeli karo caafimaad ahaan aanad u gaar yeeli karayn degaankiisii u ku noolaan jiray in loo daayo ayaa wanaagsan xaq sharcina way u leeyihiin. Markaa Wasiirka Degaanku go’aanka ay ka soo saartay libaaxyada Cali Warancade waa go’aan sharci oo sax ah balse Dabis lafteedu ma tahay meel ku haboon oo loo diyaariyay? Hadii kale waa in dalka laga dhoofiyo iyada oo lala kaashanayo haya’daha caalamiga ee ay khusayso ama danaynaya. Ma jirto cid aan daryeekooda hanan karin ruqsad sharci ahna u haysan oo xaq u leh inay guryahooda qafisyo ku haysan karto oo waxay ku xadgudubtay xuquuqda duurjoogta kuwooda ugaadha ah ama habardugaaga ah. Ta kale maydkiisa in la gubo waxa ka fiicnayd in Aas Qaran loo sameeyo ilayn waa boqor la dilay eh

 

 

 

Mujaahid Cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews