berberatoday.com
Mudowga Musharixiinta Somaliya Oo Golaha Shacabka Uga Digay In Ay Qaadan Talaabo Lidku Ah Xasiloonida Dalka.
May 1, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Iyadoo maalinta berri ah kulan aan caadi aheyn ay isugu imaanayaan xildhibaannada Golaha Shacabka Somaliya ayaa dhinaca kale qoraal ka soo baxay midowga Mushariixiinta ayaa digniin udiray xildhibaannadda in aanay qaadaningo’aanno lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka.

 

Qoraalka ayaa dhinaca kale loogu baaqay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble in uu la wareego hoggaanka doorashada dalka.

Sidoo kale midowga musharixiinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo In uu yahay caqabada ugu weyn ee hortaagan heshiis kama danbeys ah oo laga gaadho doorashooyinka dalka somaliya

Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in Baarlamaanka Soomaaliya uu qaado tallaabo la mid ah tii 12kii bishan April.

Halkan Ka Akhri Bayaan Ay soo Saareen Midowga Musharixiinta Somaliya;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews