Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Dabagale, Soona Bandhigay Arin Uu Kula Kacay Musharax Xidhan. “
May 2, 2021 - Written by admin
“Doorashadani Waxay Ka Shiftay Haayadaheenii Dawladu In Aanay Jirin”Gudoomiye Faysal.
“Booliskii Waxaa Loo Dhiibay Inan Yar Oo Reer Hargaysa Oo Markii Horena Uu Xirsi Waalay Xidig Xidig,”Faysal cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe oo caawa ka hadlayay madal xisbiga uqabtay musharax katirsan ayaa Si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday musharixiin xisbiga ucid ka sharaxan oo qaarkood xidhan yihiin,halka qaarkale tartanka lagaga reebay xoog iyo dhaqaale lagaga been sheegay shahaadooyinka ay sitaan,