berberatoday.com
Wafti Ka Socda Dalka Qadar Oo Magaalada Muqdisho Kulan Kula Layeeshay Midowga Musharixiinta!
May 3, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wafti ka socda dalka Qadar ayaa caawa fiidkii kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho  xubno ka tirsan midowga Musharixiinta kaasi oo shalay galinkii danbe  soo gaadhay Muqdisho.

Wafdiga Qatar Ayaa waxaa hoggaaminayo ergay gaar ah ee Wasaarradda Arrimaha dibadda oo lagu magacaabo Dr. Mutlaq Al-Qahtani

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waliba khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka, iyadoo hore wafdigani ay kulan ula qaateen Ra’iisal Wasaare Maxamed Xusseen  Rooble iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Qatar ayaa saameyn weyn oo siyaasadeed ku leh gudaha dalka Soomaaliya waxaa lagu tiriyaan in ay ka mid ah dowladdaha gacan saarka dhaw la leh dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews