berberatoday.com
Xisbiga Wadani Oo Wasiir Koore Ugu Baaqay In Uu Shacabka Ucadeeyo Halka Ay Martay Idaacadii Wasaarada Warfaafinta Ugu Jiray Miisaaniyadii 2020! “
May 4, 2021 - Written by admin

“Wasiirka Warfaafinta Waxaan Waydiin Lahaa  Halka Ay Ka Timid Lacagta, Uu Madaxwaynuhu Sheegay In Lagu Soo Celiyay Qasnada Dawlada”Xoghaye Xuuto.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga wadani maxamuud cabdi jaamac Xuuto” oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu ku ugaadhsanayso musharixiinta xisbiga wadani iyo eedaha uu usoo jeediyay wasiirka warfaafinta in ay musharixiintaasi ku xidhan yihiin

Sidoo kale Xoghayaha warfaafinta Xisbiga wadani Mr Xuuto ayaa wasiirka warfaafinta saleebaan cali koore ka dalbaday in shacabka reer Somaliland ucadeeyo halka ay martay idaacadii wasaarada wafaafinta loosoo iibinayay eek u jirtay miinaasinayadii 2020 oo aan wali lahayn ismarkaana uu dalka bilaa idaacad yahay iyo halka ay ka timid lacag uu madaxwaynuhu ka sheegay markii labada gole khudbad sanadeedka ujeediyay oo lagu soo celiyay qasnada dawlada .

Dhanka kale hadalka xoghayaha warfaafinta xisbig Wadani ayaa dhinbiil dan ah ku noqday wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore iyagoo warsaxafadeed uu soo saray afhayeenka wasaarada warfaafinty lagu sheegay in ay dacwaynayaa xoghayaha xisbiga wadani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews