berberatoday.com
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Dalka Ingiriiska Iyo Nuxurka Dacwad Ka Dhan Ah Ciidanka Booliska Oo Ay Gudbiyeen.
May 4, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ah ee somailand wadani Iyo Ucid ayaa kulan la qaatay safiirka dalka ingiriiska ufadhiya somaliya oo uu weheliyo wakiilka Uk ufadhiya caasimada Somaliland.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa lagaga wada hadlay arimaha doorashooyinka somaiand ee fooda inga soo haya iyo doorka ay dawlada ingiriisku ku leedahay.

Sidoo kale hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa safiirka dalka Ingiriiska ugudbiyay dacwad ka dhan ah ciidanka booliska Somaliland oo tacadiyo iyo xadhiga ukala kacay musharixiinta xisbiyada mucaaridka ka sharaxan qaarkood oo wali ay xidhan yihiin qaarkood

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews