Fayraska Dadka Aadka Ubadan Ku Dilaya Hindiya Oo Soo Gaadhay Kenya
May 6, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Baadhayaal ayaa Kenya ka helay illaa shan kiis oo ah fayraska dadka aadka u badan ay ugu dhammaanayaan hindiya ee COVID Variant.
Fayraska COVID Variant ee soo gaadhay dalka Kenya