Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Masuuliyiinta Dawladda Ee Xanuunsada Loo Dhigi Waayo Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa.
May 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somailand, ayaa ka hadashay Sababta Masuuliyiinta Dawladda ee Xanuunsada loo dhigi Waayo Cisbitaalka guud ee Hargeysa ee Dawladda isla-markaana loo dhigo Cisbitaallada gaarka loo leeyahay ama Dalka dibeddiisa loogu qaado.
