berberatoday.com
Soomaali Ku Guulaysatay Doorashooyinka Dalka Britain
May 9, 2021 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Dalka Britain oo ka mid ah wadamada ay ku noolyihiin Soomaalida u badan dadka qurba joogta ah, ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashahadii golayaasha deegaanka ee dawladaha hoose.

Safiya Saeed (Barbaraawi)

Safiya Saeed (Barbaraawi)

Soomaalida, ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay iska sharaxaysay baddiba xisbiyada siyaasada ee ku yaala dalkan Britain gaar ahaan xisbiga Shaqaalaha ee loo yaqaano labourka ahna xisbniga mucaaradka ugu weyn.

Sidoo kale, xisbiyada Konservativeka oo ah kan imika talada haya iyo xisbiyo kale oo ay ka mid yihiin the Green Party ayay Soomaali badan iska soo sharxday.

Dhalinyaro badan oo Soomaali ah, ayaa guulo badan ka soo hooyay doorashaooyinkan, Safiya Saeed oo loo yaqaanno Safiya Barbaraawi waxay ka tartantay xaafad ku taala magaalada Sheffield ahna degmooyinka ay Muslimiinta iyo Soomaalidu ku badan yihiin.

Tiradii ugu badnayd ayay ku guuleysatey, Safiya Saeed ayaa u warrantay wariyaha VOAda ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews