berberatoday.com
“Waxaad Ogtihiin In Ay Dhagax Dhigay Wadadii Berbera Corridor, Oo Inagu Xidhaysa Dalalka Africa Ee Aan Dekeda Lahayn”Gudomiye Faysal.
May 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay muhiimada ay Somaliland uleedahay Dhismaha Wadada Isku xidha Somaliland iyo itoobiya ee berbera corridor oo ka qaybglay dhawaan dhagax dhigeeda iyo sida ay Somaliland utahay qaniga iyo faa,iidayso la,aanta

Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa sheegay in Shirkada Gacanta ku haysa dekeda berbera ee Dp World In Ay inoo Furtay caalamka taasi oo markii lagu wareejinayay dekeda ay kuraasida ku fadhiyaan kuwii maalintaa kazoo horjeeday in ay maalgaliso Dekeda Berbera.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews