Xukuumada Oo Xabsiga Kasii daysay Murrashaxiin Ka Xidhnaa Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee UCID Iyo WADDANI. H
May 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Murrashaxiin ka xidhnaa xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa xarriyadooda dib u helay.
Murrashaxiinta u tartamayay doorashada isku sidkan ee golleyaasha wakiillada iyo deegaanka ayaa maanta laga soo daayay saldhigga dhexe ee magaalada Hargeysa oo ay in muddo ah ku xidhnaayeen.
