berberatoday.com
Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay Ergayga Cusub Ee Midowga Africa Usoo Magacaabeen Somaliya.
May 10, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay ayaa soo dhaweeyay wakiilka cusub ee midowga Africa usoo magacaabeen arimaha doorashooyinka Somaliland oo khilaafyo culus hadheeyeen in ay dalka ka qabsoonto.

Qoraal kazoo baxay xafiiska xoghayaha qaramada midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay magacaabista midowga Africa ay somaliya ugu soo magacaabeen ergayga arimaha doorashooyinka somaliya

Xoghayaha qaramada midoobay ayaa wadamada beesha caalamka iyo dhinacyada siyaasada somaliya ku booriyay in ay la shaqeeyaan ergaygan cusub

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews